soolaji

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (baay.) Barashada cilmiyeysan ee xayawaanka marka lagu daro anatomi-gooda, fisiyoolajigooda, bayokiimiko ahaan, hiddo barasho ahaan, ekoolojigoo-da, tadawurkooda iyo asowgooda.