soomaliyayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg soomaaliyee.

soomaaliyee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-yeeyay, -yaysay)

Macnaha:

  1. Soomaali ka dhigid.