soomiir

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld suummiir.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

suummiir

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Nooc libaaxbadeedka ka mid ah oo aad u weyn. ld soomiir.