sooryeeQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-yeeyay, -yeysay)Macnaha:ld soor³.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
soorQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Cayayaan duula, afar baal leh, duqsiga u eg wax yarna ka weyn, xoolaha dhiigga ka nuugga oo cudur ku reeba. 2. Buntuq afkiisa mindi ka taagan.1. Galley ama meseggo shiidan oo la kariyo. 2. Gasiin; cunto.1. Cid cunto iyo cabbid ku martiqaadid. 2. Wax si isla eg u qaybin. ld sooryee.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0