soosaarid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. (kiim.) Dariiqada lagaga soo saaro bir macdanteeda. 2. (kiim.) Ka soocidda walax laga soocaayo iskujir iyadoo la adeegsanaayo milmidda xula-shada leh.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur