subagle

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Geed dheer oo aan qodax lahayn oo leh dhacaan subag la moodo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur