subeeciyad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Maro xariir ah, midabyo badan leh oo faraqyo iyo xiddo loo yeelo. ld subeeci.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

subeeci

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld subeeciyad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur