subxaayo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Nooc halaqa ka mid ah oo maska ka yar barabarana leh oo aan waabaayo lahayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur