sujuudid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg sujuud².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sujuud

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Weji dhul dhigidda la sameeyo iyadoo Ilaah la caabudayo.
  2. Iyadoo Ilaah la caabudayo wejiga dhulka saarid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur