sukulasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg sukulo. ld shukulasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sukulo

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-ushay, -ulatay)

Macnaha:

  1. 1. Wax sukuliye ku tumasho. 2. Badar si isha looga bixiyo aayar u tumasho. 3. Digir duban qob ka qaadasho. ld shukulo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

shukulasho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld sukulasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur