sulmood

Qaabnax: Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine

Macnaha:

  1. eeg sulmoo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sulmoo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-ooday, -ootay)

Macnaha:

  1. Neef ida ah oo asoollan wan doonasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur