sulufaadid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg sulufaad².

sulufaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dhibaato ay dhaliyaan col iyo abaar.
  2. Dhibaato, oon iyo colaadi keeneen la kulmid.