sumcidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg sumac².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
sumacQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Gumuca xabbadda. 2. Sukulid-da subuul meseggo ul iwm lagu garaaco si iniinaha looga daadiyo.Sabuul meseggo ul ku garaacid si iniiunuhu uga daataan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0