sunsumid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg sunsun. ld sulsulid, susumid.

sunsun

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-umay, -untay; -umi)

Macnaha:

  1. Wax badan aayar wada socosho. ld sulsul, sunsun².

sulsulid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld sunsumid.

susumid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg sunsumid.