surfiyo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. ld sufriye.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sufriye

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Weel macdan ka samaysan, af ballaaran leh oo cuntada lagu karsado; digsi. ld surfiyo, sufriyad, sufriye, sufriyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur