surmaseegto

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld sarmaseegto.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sarmaseegto

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Nabar meeshii lala rabay lala waayo oo meel kale lagu dhufto. ld surmaseegto.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur