suruciyo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Jirrooyinka dhimirka nooc ka mid ah oo dadka ka gariirsiiya. ld suruciye.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

suruciye

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld suruciyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur