suubbisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Wax yar oo dheeri ah oo qof wax loo cabbirayo loo raacsho si loogu raali geliyo. 2. ld suubbin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
suubbinQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg suubbi. ld suubbis.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0