suugeysan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Macnaha:

  1. Cunto wax suugo loo yeelay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur