carsaanyoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Naflay badda ku nool oo leh sideed lugood iyo labo birqaab oo ay wax ku qabato, hor iyo dibba waa u oroddaa; suulogoys; suulalgoys. ld carcarsaanyo.