suulgoranyo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Hab lagu ciqaabo hal geel si loo oggolaysiiyo in la maalo. ld suulgorayo.

suulgorayo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld suulgoranyo.