suunjeege

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-gayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Suunka gadaal xakamaha ka haya oo jeegada faraska ku aaddan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur