suuqmid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg suuqan¹.

suuqan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-qmay, -qantay; -qmi)

Macnaha:

  1. Wax dhuuban oo caato ah noqosho.
  2. Wax dhuuban oo caato ah ahaansho.