suurin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg suuri².

suuri

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Maryo qurux badan oo dalka Siiriya laga sameeyo.
  2. Nafley muddo dheer hurdisiin.