suusacso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. ld suusucso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

suusucso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Caano suusac ka dhigasho. ld suusacso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur