suusucin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg suusuci. ld suusacin.

suusuci

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Caano suusac ka dhigid. ld suusaci.

suusacin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld suusucin.