suusucsanaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg suusucsan. ld suusacsanaan, suusacsanaansho, suusucsanaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
suusucsanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-naa, -nayd)Macnaha:Caano wax suusucay ahaansho. ld suusacsan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
suusacsanaanQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld suusucsanaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
suusacsanaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld suusucsanaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
suusucsanaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld suusucsanaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0