suusucsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg suusucso. ld suusacsasho.

suusucso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Caano suusac ka dhigasho. ld suusacso.

suusacsasho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld suusucsasho.