suuxdimo

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld suuxdin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

suuxdin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Miyirbeel lala dhaco. 2. Qallal; sarco. ld suuxdimo, suuxtin.
  2. (daaw.) Isbeddel shaqo maskaxeed oo lagu yaqaan miyir beel iyo qallal soo noqnoqda oo si kedis ah ku bilowda muddo aad u gaaban socota.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur