suuxsanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg suuxsan. ld suux-sanaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

suuxsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Nafley wax la suuxiyey ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur