suuxtinQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld suuxdin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
suuxdinQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Miyirbeel lala dhaco. 2. Qallal; sarco. ld suuxdimo, suuxtin.(daaw.) Isbeddel shaqo maskaxeed oo lagu yaqaan miyir beel iyo qallal soo noqnoqda oo si kedis ah ku bilowda muddo aad u gaaban socota.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0