suwiyeQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)Macnaha:Kawaanle.Lamidka: KawaanleSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
kawaanleQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-layaal, m.dh)Macnaha:Qof mehe-raddiisu tahay inuu hilibka ka ganacsado.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0