suxufi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld saxafi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

saxafi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Qof aqoon u leh cilmiga saxaafadda. ld suxufi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur