suxulduub

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Orod gaaban oo gacmuhu laaban yihiin oo la ordo. 2. ld suxul-duubid.
  2. 1. Iyadoo gacmuhu laaban yihiin ordid. 2. U s.: wax qabashadooda u ordid. ld xusulduub².

xusulduub

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld xusulduubid.
  2. Orod gacmuhu laaban yihiin xawli gaaban ku ordid.