suxulduubidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg suxulduub². ld suxuulduub¹ (2), xusulduubid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
suxulduubQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Orod gaaban oo gacmuhu laaban yihiin oo la ordo. 2. ld suxul-duubid.1. Iyadoo gacmuhu laaban yihiin ordid. 2. U s.: wax qabashadooda u ordid. ld xusulduub².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
xusulduubidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg xusulduub². ld xusul-duub¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00