saxanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nno/suxuun, m.dh)Macnaha:1. Weel dhoob ama macdan iwm ka samaysan oo yara godan cuntadana lagu cuno. 2. Shay yar, fidsan, wareegsan oo heeso iwm ku duubanyihiin. ld sixni.(jool.) Bedka guud ee biyo shubka u ah webi iyo laagihiis.Wax la saxay ahaansho.