maacuun
Qaabnax: Magac Lab/Dheddig Urur | Noun Masculine/Feminine Collective
Macnaha:
- Qalabka jikada looga adeegto ee wax lagu cuno ama cabbo, sida suxuunta, digsiyada, mindiyaha iwm.
Lamidka: suxuun, digsiyo, mindiyo
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

