ta'wiilidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg ta'wiil². ld ta'wiil¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
ta'wiilQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Fasirashada uu qofi fasirta wax, isagoo ku saleynaya xaqiiq jirta. 2. ld ta'wiilid.Wax iyadoo xaqiiqooyin jira lagu saleynayo maskax ahaan u fasirasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00