taa'ibid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg taa'ib.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

taa'ib

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. Qof toobad la yimid oo wixii hore ka soo noqday.
  2. Cid towbakeenid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur