taabacsanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg taabacsan. ld taabacsanaansho.

Lamidka: taabacsanaansho, taabacsan

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

taabacsanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld taabacsanaan.

Lamidka: taabacsanaan

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

taabacsan

Qaabnax: Fal Gudbe4 | Verb Transitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Qof kale raacay ahaansho (qof, wax).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur