taabbaggal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld taabbaggelid.
  2. Wax meel maray ama hirgalay ahaansho.

Lamidka: taabbaggelid

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

taabbaggelid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg taabbaggal². ld taabbaggal¹.

Lamidka: taabbaggal, taabbaggal

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur