taabbaggelin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg taabbaggeli.

Lamidka: taabbaggeli

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

taabbaggeli

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Wax, wax meel mar ah, ka dhigid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur