taabbaggud

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld taabbaggudid.
  2. Wax meel marid.

Lamidka: taabbaggudid

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

taabbaggudid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg taabbaggud². ld taabbaggud¹.

Lamidka: taabbaggud, taabbaggud

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur