taabicid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg taabac². ld taabac¹.

Lamidka: taabac

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

taabac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld taabicid.
  2. 1. Cid raacid. 2. Socod dheereyn ku jirto socosho.

Lamidka: taabicid

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur