taadhisaaridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg taadhisaar².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
taadhisaarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dumar ama xoolaha kale oo umula iyagoo weli nuujinaya.Dumar ama xoolaha kale iyagoo weli nuujinaya umulid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00