taagdarnaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg taagdaran. ld taagdarnaansho, taagdarni, taagdarno.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
taagdaranQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)Macnaha:Qof tabar yar ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
taagdarnaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld taagdarnaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
taagdarniQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld taagdarnaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
taagdarnoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld taagdarnaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00