taajir

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. T. ah: qof maal ama hanti badan leh.
  2. Maal badan yeelasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur