taakee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-keeyay, -keysay)

Macnaha:

  1. 1. Wax taako ku cabbirid. 2. Wax taako u dhigid. ld taaki.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

taaki

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. ld taakee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur