taakiso

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Jaad diir diirta ka mid ah oo la moodo markay soconayso inay wax taakinayso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur