taarasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg taaro. ld taarad.

taaro

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

Macnaha:

  1. 1. Rati raran oo taagan wax saarasho. 2. Qof kaalmayn.

taarad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld taarasho.